Mid ka mid ah Masaajidada ugu waaweyn Afrika oo xariga laga jaray (Daawo Sawirro)

Masjidka weyn oo ku yaal caasimadda Senegal ee Dakar oo ku dhawaad toban sanno uu socday dhismihiisa ayaa maanta lagu tukaday salaadii jimcaha ee ugu horeysay. Kharashka ku baxay dhismaha masaajidka ayaa la filaya inuu ka sare maro 32 Malyan oo dollar, iyadoo ay dhiseen dadka taabacsan dariiqada Suufiyada ee Mouride ee dalka Senegal. Waxaa … Continue reading Mid ka mid ah Masaajidada ugu waaweyn Afrika oo xariga laga jaray (Daawo Sawirro)